CALI ZAKI - MARWADAYDA INAAD NOQONAYSO Falaqayn

Hees Cusub oo loogu Talagalay Calan ka Soomaaliya

Samawade cawaale
Sumadayda quree
Soomaali wayn
Kawada sinaydow

Sababada jirkaygaad
Ku samaysan tahoo
Subax waliba ducaan
Ku gu salaamaa
Erayadaasi waxay ka mid yihiin  hees cusub oo lugu talagay  calanka iyo kowda luuliyo
Erayadaa cudoon waxay maskaxdiisa ka soo maaxdeen Abwaan cabdi yuusuf cabdi
Laxanka iyo muusiga iyo muuqaalka cajiibka ahina waa Al usataad Maxamed weerow
hadaba yaanan idin ku daalin ware kuculo dhagaha oo dhagayso heestaaan cudoon





FADLAN RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO

Comments