- Get link
- X
- Other Apps
- Get link
- X
- Other Apps
Saamiya walle salal badan bay dhalisay waxaa markaa soo galay silsilada nin lagu magacaabo Moha Kaylcaawi kaasoo soo tirshay maanso uu ku kagasoo hor jeedo Abwaan shiidlay oo yiri gabadhaan aad ragow isku haysataan anaa dhalay
Isagoo taa ka duulaya oo leh ma uu dhaline bal saamiya aabeheed rag yahow ha la soo goobo ayuu ku bilaabay maansadiisii sidatan
Ninka siinka curiyay iyo
Raga sacabka u tumow
Marka hore saalan guud
Saakana ma nabad baa
Sokeey iyo xigaal kow
silsiladaan la furay ee
Simaya ku magac dheer
Sirtaan lagu duugayiyo
Weeraheeda sare iyo
U jeedkeeda suu yahay
Kala saari waayaye
Saaxiib Maxay tahay??
Ma suleekho dumaro
Subag iyo sabiiboo
Sinji goba ka dhalato
Ragu wada sugaaya?
Ma garoob sur wayanba?
Ma sirqadan aqaanoo
Socoda loogu dow gala?
Xaajadu sidee tahay
Bal ii saafa weeraha?
Afartaa sidan rabay
Ma u suntay saaxib?
Afar kalana sida awr,
Reerika iyo dhigaha sara
Isa seegu waa balo
Sanqaadku waa socad
Sirta waa la sheega
Dabadeed la saafaa
Xaqiiq lagu salgooya
Waxan uga socad ta
Ninka soo hadale yiri
Saamiya anaa dhalay
Sira yar baan ka helayoo
Safiyoo la dhalataa
Si yar iigu sheegto
Saamiya ma uu dhalin
Aan hoos u sii dago,
Oo sifeeyo weeraha
Soomali goba, iyo
Inta samah jacelow
Saamiya ninkii dhalay
Soonaha bannan dhigay
Soo gooba idin kuba?
#Curiye_moha_kaylacaawi
Isagoo taa ka duulaya oo leh ma uu dhaline bal saamiya aabeheed rag yahow ha la soo goobo ayuu ku bilaabay maansadiisii sidatan
Ninka siinka curiyay iyo
Raga sacabka u tumow
Marka hore saalan guud
Saakana ma nabad baa
Sokeey iyo xigaal kow
silsiladaan la furay ee
Simaya ku magac dheer
Sirtaan lagu duugayiyo
Weeraheeda sare iyo
U jeedkeeda suu yahay
Kala saari waayaye
Saaxiib Maxay tahay??
Ma suleekho dumaro
Subag iyo sabiiboo
Sinji goba ka dhalato
Ragu wada sugaaya?
Ma garoob sur wayanba?
Ma sirqadan aqaanoo
Socoda loogu dow gala?
Xaajadu sidee tahay
Bal ii saafa weeraha?
Afartaa sidan rabay
Ma u suntay saaxib?
Afar kalana sida awr,
Reerika iyo dhigaha sara
Isa seegu waa balo
Sanqaadku waa socad
Sirta waa la sheega
Dabadeed la saafaa
Xaqiiq lagu salgooya
Waxan uga socad ta
Ninka soo hadale yiri
Saamiya anaa dhalay
Sira yar baan ka helayoo
Safiyoo la dhalataa
Si yar iigu sheegto
Saamiya ma uu dhalin
Aan hoos u sii dago,
Oo sifeeyo weeraha
Soomali goba, iyo
Inta samah jacelow
Saamiya ninkii dhalay
Soonaha bannan dhigay
Soo gooba idin kuba?
#Curiye_moha_kaylacaawi

Comments
Post a Comment