- Get link
- X
- Other Apps
- Get link
- X
- Other Apps
Markaan iyo wajikale silsiladiia sii onkoday saamiyana timid tolow maxay keentay xaaladuse maxay noqon
Saado maxamuud oo sheegatay inatay tahay gabdhii mudada dheer salalka kicisay rag badanina warmaha isugu soo afaystay ayaaa maanso soo tirisay waxba yaanan qoraal badan idinku daalin bal duudub u qaata maansada saamiya oo ah mid xiiso gooni leh
Saado maxamuud oo sheegatay inatay tahay gabdhii mudada dheer salalka kicisay rag badanina warmaha isugu soo afaystay ayaaa maanso soo tirisay waxba yaanan qoraal badan idinku daalin bal duudub u qaata maansada saamiya oo ah mid xiiso gooni leh
Safka golaaha joogow
Salan iga gudoonsada
Sideetihiin ma nabadaba
Maxaad saaka joogtaan
Salan iga gudoonsada
Sideetihiin ma nabadaba
Maxaad saaka joogtaan
San qadhani Maxay tahay
Sowd keeduu baxayee
Suul dhabalinaaysaa
Samiyaayda haysaa
Sowd keeduu baxayee
Suul dhabalinaaysaa
Samiyaayda haysaa
Markaan saan u eegay
Siin yeedhay baa yidhii
Saamiyay markaan hadal
Sadaradda u siidaa
Raga siinka curiyay
U sarbeeb ujeedada
Siin yeedhay baa yidhii
Saamiyay markaan hadal
Sadaradda u siidaa
Raga siinka curiyay
U sarbeeb ujeedada
Sabadaad ku sugantaahay
Saaxadeeda ugu sheeg
Sal dhiggii dalkeeniyo,
Xamar sooneeheediyo
Sool iyo dhanka bari
In Aad mudug ku sugantahy
Saaxadeeda ugu sheeg
Sal dhiggii dalkeeniyo,
Xamar sooneeheediyo
Sool iyo dhanka bari
In Aad mudug ku sugantahy
Oo sahal is agaragteen
Salan kala gudoonteena
Sirnaa aad usheeg too
Samir aad la jaartahay
Salan kala gudoonteena
Sirnaa aad usheeg too
Samir aad la jaartahay
Soddon iyo waxaa sii dheer
Jacayl aad sidkaaysoo
Saadaalinaysee
Haba, seegin aad tidhii
Samaalihii walaalkaa
Isna uu ku moog yahay
Jacayl aad sidkaaysoo
Saadaalinaysee
Haba, seegin aad tidhii
Samaalihii walaalkaa
Isna uu ku moog yahay
Saamirkii idlaayoo
Safar baan galaaya
Saldhiggisu uu yahay
Sabadaa sucuudiga
Waan saxiixay saakoo
Soo noqonna mayee
Samaalana usii gee
Samir iga gudonsada
Sadkii wuu dhamaddee
Safar baan galaaya
Saldhiggisu uu yahay
Sabadaa sucuudiga
Waan saxiixay saakoo
Soo noqonna mayee
Samaalana usii gee
Samir iga gudonsada
Sadkii wuu dhamaddee

Comments
Post a Comment