- Get link
- X
- Other Apps
- Get link
- X
- Other Apps
Mahad Weyl Warsame ayaa usoo jawaan nin isgu soo tirshay manso uu ku aflagaadeynayo inantiii salalka badan kicisay ee saamiya ahayd waanatanaa maansadii Mahad Weyl Warsame
Saaxiibayaalow
Seban kaan abwaanada
Maansada silsiladaa
Saamiya wadaagnow
Marka hore salaan guud
Marka xigana saaxiib
Waa su aal da'weynee
Inan teena saamiya
Saabiibka iyo malabkaa
Suuradeeda dahabkaa
Sebankaan abwaanadu
Kulli wada sifeeyeen
Miyaad saaka cay iyo
Saaqidad uquudhoo
Sixrool weeye aad tiri
Silic aad ku sheegtoo
Seeraha aduun yada
Sabool weye aad tiri
Saaxiibkay dhabtayow
Sareeyow sharmaakow
Aan kuu sifeyee
Saamiya sideedaba
Ruux weeya subkanoo
Seeraha aduunyada
Sumcad bay ku jogtaa
Loo sacab tumaayoo
Sanku neefle idilkiis
U sarayso weeyaan
Mar kalana su aal iyo
Sahan weeye aad helin
Saamiya miyaad garan
Sahal maad utiri hadal
Aadan hubin salkiisiyo
Suu u suuro gali karo
Aan kuu saafo hadalkee
Dhaqankeena soomaal
Lama saloosha dumarko
Suuqa laguma caayee
Dumashida sixrool iyo
Saruuf weeye waalan
Sababtaad u tiri qeex??
Wali saaxiib maad helin
Sadar kaan xugminayee
Ruux caashaq saaqoo
Seedaha bar gooyee
Sinta bidix ka soo galay
Samir muu awodaa?
Ninsee sowjaddiisii
Safaruu ubaxay meel
Sahal looga fasaqoo
Laga siiyay sogob kale
Sidee loo qan cinayaa?
Saxiib sharmaakow
Siday tahay dhamaantood
ii sii jawaabtood?
Curiye mahad_weyl_warsame
Saaxiibayaalow
Seban kaan abwaanada
Maansada silsiladaa
Saamiya wadaagnow
Marka hore salaan guud
Marka xigana saaxiib
Waa su aal da'weynee
Inan teena saamiya
Saabiibka iyo malabkaa
Suuradeeda dahabkaa
Sebankaan abwaanadu
Kulli wada sifeeyeen
Miyaad saaka cay iyo
Saaqidad uquudhoo
Sixrool weeye aad tiri
Silic aad ku sheegtoo
Seeraha aduun yada
Sabool weye aad tiri
Saaxiibkay dhabtayow
Sareeyow sharmaakow
Aan kuu sifeyee
Saamiya sideedaba
Ruux weeya subkanoo
Seeraha aduunyada
Sumcad bay ku jogtaa
Loo sacab tumaayoo
Sanku neefle idilkiis
U sarayso weeyaan
Mar kalana su aal iyo
Sahan weeye aad helin
Saamiya miyaad garan
Sahal maad utiri hadal
Aadan hubin salkiisiyo
Suu u suuro gali karo
Aan kuu saafo hadalkee
Dhaqankeena soomaal
Lama saloosha dumarko
Suuqa laguma caayee
Dumashida sixrool iyo
Saruuf weeye waalan
Sababtaad u tiri qeex??
Wali saaxiib maad helin
Sadar kaan xugminayee
Ruux caashaq saaqoo
Seedaha bar gooyee
Sinta bidix ka soo galay
Samir muu awodaa?
Ninsee sowjaddiisii
Safaruu ubaxay meel
Sahal looga fasaqoo
Laga siiyay sogob kale
Sidee loo qan cinayaa?
Saxiib sharmaakow
Siday tahay dhamaantood
ii sii jawaabtood?
Curiye mahad_weyl_warsame

Comments
Post a Comment