CALI ZAKI - MARWADAYDA INAAD NOQONAYSO Falaqayn

JAWAAB CELIM::Abwaan Abdi Rahman Yusuf Abdi Oo Ujawab Mohamed Nuur Gelle

Abwaan Abdirahman Yusuf Abdi oo isug rag badan iska difaacaya ayaa u jawaabay maanso uu soo tirayay Mohamed Nuur Gelle isagoo waydiina Saamiya oo uu maxamed yiri waxaan soo arkay iyadoo safara waxba yaanan hadal idin ku daaline maansadu waxay ku bilaabanaysaa sidatan::
Bismillahi sadar kow
Maxamadow salaanti
Kaa qaaday saaxiib
Aan sii galo ujeedada
Isoo gaaryay sowdkii
Galgaduud salkediyo
Guriceel ka soo baxay
Balse waa su,aal adag
Dhadhankeedu sidan yahay
Haddii ay socdaashay
Safar aad ku aragtay
See ahay bal saaxiib?
Xageebay ku socotay?

Saamiyo hadday tiri
Midda uu la sacab tumay
Ku sugnow bal gaarsii
Waa masayr silloon ee
Sababtaad u tiri samir
Maxamadow bal ii saaf?
Seeg seeg hadduu dhaco
Masayr waa saf hore ee
Dumis sabad ma oodaa?
Midda kalana saaxiib
Ninbaa silic dhex jiifo
Aawadeed sahwigu dilay
Salaadaha dhexdoode
See ku tiri hilmaan taas?

Comments