CALI ZAKI - MARWADAYDA INAAD NOQONAYSO Falaqayn

QAYBTII TOBNAAD::Silsiladii Saamiya Muxuu ka yiri Ismaaciil_Cabdinuur_Khaliif‬

Inta sadarka masada 
Suuggaanta tabisiyo
Saxiiibayaaal gabi
Marka hore salan gud
Marka xiga sidaan rabo
Mansadaydu waa siin
Waa sadaro qaaaliya
WA sooryo xidideeed
Waa erayo saafiya
Marna WA sarbeebiyo
WA sir uu abwaan yiri
Nin waliba sidu rabo
Uu manka ugu Sabo
Marna WA sadkeedo
Samiyay ku socota
Ninka saadka keenow
Horta mayla socotaa
Saxiibkey rumadoow
Inaad soorti daysoo
Jacayl kugu siyaado
Samalayl ku dilayo
Sahwi iyo walac iyo
Saranseerka wayaha
Dhex sabaysay maqalaye
Aanse kuba su,aalee
Yartii saylac iyo sool
Soo dhaftay xamare
Xagebay u socotaa?
Inantiiii sodcaalkiyo
Safarkiiii MA daysoo
Horta meeday samiya?
Halkee bay ku sugantahay?
Mida kalana saxiib
Samiyada walalked
Haduu saaruf u Yahay
Ama uu sarqaan yahay
Walashiis ka saremaray
Dhaqankeena suubani
Ceebaha MA safee
Seed u kentay madashan
Mase WA sir kale oo
Aad saab u galisoo
LA suraynin weeyan ?
Bal sarbeebta ii sheeg¿
Midda kalana saxiib
Sa.da cashaqaygiyo
Sababtu I mariyiyo
Bal sirtayda iga hoo
Saxiibkeey rumaadoow
Anba samanadii tagay
Iyo saaca mantaya
Jacayl baa i saanyaday
Sanbabada jirkaygiyo
Intuuu dhiiga saafuu
Sarma sagto iyo ciil
Seexan waa La nolohay
Sidaad maqashay cashaqu
Qays buu silciyay waa
Cilma duni ka sahiday
Kun bu iilku seexiyay
Waxas oo dhan oo sugan
Sadex iyo Sagaal jeer
Kaygaa saa,id sii dheer
Sifahaygu waa gaar
So jireenku mu maqal
An ku safo dulucdee
Saxiib mayla socotaa
Sideed iyo Sagaal sano
Sadex iyo Hal lagu daray
Qof baa manka surano
Suuganta heesaha
Subciska iyo luqaha
Intaas an u sameya
Sawdkeeda anan maqal
Inkasoonan sax u arag
Riyay igu salantaa
Hadana say u taliyo
Muqeda sare guud
Maankaa sifeeyo
Sumad gaaray ledahay
Sinjigeedu WA qaran
Rabbigii sameyeeya
Ku sargooyay qayo
MA sadalin karayee
Amay tahayba samiya
Sadex igu wallahiya
Marna kama samrahayo
Intaan duni ku suganahay
Rajo Baan ku sugayaa
Waxan sadarka heesaha
Ku so goyay mansada
Raga seefta cashaqu
Dhaman way dul surante
Rabbow sahal amuraha
Curiye_Abwaan‬ Sheikh Love Ismail Abdinuur

Comments