- Get link
- X
- Other Apps
- Get link
- X
- Other Apps
Asxabey salan guud
ninka siinkan keenow
saamiyana jecladow
adiguna salaan gaar
ninka siinkan keenow
saamiyana jecladow
adiguna salaan gaar
kolhaduu qof safar galo
waxbaa laga sugaaye
sogsognan kuguma ogi
waxbaa laga sugaaye
sogsognan kuguma ogi
saamiyadan lasheegee
ragu safka dheeriyo
ugu jiraan sahanka
Ma rabba suurad quruxiyo
hibo gaar u siiyay?
ragu safka dheeriyo
ugu jiraan sahanka
Ma rabba suurad quruxiyo
hibo gaar u siiyay?
ma saxarladii hadraawo
Abdi qays sedkisa noqota?
ma mid suuradeediyo
Sumcadeedii lehbaa?
Abdi qays sedkisa noqota?
ma mid suuradeediyo
Sumcadeedii lehbaa?
mise sida geeny shegtayba
waa tu mucjiso sidatoo
Ninkay sikin lakulantaba
suluugli i jacayl ba,an
sanbabada ku fidi saa?
waa tu mucjiso sidatoo
Ninkay sikin lakulantaba
suluugli i jacayl ba,an
sanbabada ku fidi saa?
aniguba saaxiib
midbaa i sidatoo
saablayda oo faha
sanbabada dhexqaadoo
saacad iga maqanayne
ma suleekhadaydaad
U taqaanay saamiya?
midbaa i sidatoo
saablayda oo faha
sanbabada dhexqaadoo
saacad iga maqanayne
ma suleekhadaydaad
U taqaanay saamiya?
Bal noo saafa hadalkoo
Noo balaarsha sidaytahay?
Noo balaarsha sidaytahay?

Comments
Post a Comment