CALI ZAKI - MARWADAYDA INAAD NOQONAYSO Falaqayn

QAYBTII 12aad :: Silsiladii Saamiya Maxuu Kayiri‬ Abwaan Mohamad Nuur Gelle

 Abwaan Mohamad Nuur Gelle oo ku soo biiray silsilada aya maasadiisii koobaad ku  yiri

Marka hore salaan goba
_Cabdiyoow abwaan sare
_Saamiyada kaa maqan
_Anaa safar lasoo galay
_ Subax sii horey siyo
_ Anigoo susumayoo
_ Usafraaya Guriceel
_ Inan sabi lamoodoo
_dhexdu taako siman tahay
_Ima oran salaan hoo
_ Safartooy salan wacan
_Halkeed baad Ku socota
__Safarkaygu maba yara
_Socdaalkaygu sii dheer
_ Soomaali oo idil
_Halka ay Ku sugan tahay
_Ayaan Sahan Ku marayaa
_Saamiyoow walaaleey
_Cabdi baa kusugayee
_Halkee baad kusii dayn ?
_Saamiyo sidaan tiri
_Cabdi sii jawaab tan
_Saamiyo ha suginee
_Siman taad heshiisen
_ayaa wali ku sugaysee
_Orod oo ha sii dayn
_Sxbkeey rumoodoow
_Caashqu ma sahal yara
_Aniguu i sahan Saday
_Seerma qurana iladagay
_Sal fudeedna igu riday
_ Ee kaseexo saamiya

Comments