- Get link
- X
- Other Apps
- Get link
- X
- Other Apps
Saxiibkay cabdiyow
Ninka saadshay saamiya
Siinkana ku goobow
Marka hore salaan gacal
Marka xigana sowdkaan
Saamiya la magac baxay
S,da aad ku dheeraysay
Soo gaadhay ummadoo
Ninna garay saxiixiyo
Sanduuqay furaysiyo .
Halkay sadar ku leedahay
Ninna mood wax sahaliyo
Caashaq suuqa yaalloo
Iska saafi hadala
Ninka saadshay saamiya
Siinkana ku goobow
Marka hore salaan gacal
Marka xigana sowdkaan
Saamiya la magac baxay
S,da aad ku dheeraysay
Soo gaadhay ummadoo
Ninna garay saxiixiyo
Sanduuqay furaysiyo .
Halkay sadar ku leedahay
Ninna mood wax sahaliyo
Caashaq suuqa yaalloo
Iska saafi hadala
Saaamiyada aad sheegtee
Siinka aad kuraadisay
Inta sifo wanaagiyo
Saabiibka iyo malabka
Sifahaan maqlaayiyo
Sowjad tii u qalantay
Siinka aad kuraadisay
Inta sifo wanaagiyo
Saabiibka iyo malabka
Sifahaan maqlaayiyo
Sowjad tii u qalantay
Subixii aan toosaba
Silicyo rafaadkiyo
Sawaxan keedu yeeryo
Ima seegin saaxiib
Inta aad socdaalkiyo
Sahanka aad ku haysee
Ilaa saylac gaaraay
Seerahaan utagay
Anoo sooryo wada oo
Seeftu dibada ii taal
Anse kuu sifeeyee
Saamiya ninkaa dhacay
Saxar waa ka fuduudyahay
Waa ruux saboloo
Sodohuhu u hiisheen
Si kastaba ha noqotee
Saamiya waxay tiri
Silicyo rafaadkiyo
Sawaxan keedu yeeryo
Ima seegin saaxiib
Inta aad socdaalkiyo
Sahanka aad ku haysee
Ilaa saylac gaaraay
Seerahaan utagay
Anoo sooryo wada oo
Seeftu dibada ii taal
Anse kuu sifeeyee
Saamiya ninkaa dhacay
Saxar waa ka fuduudyahay
Waa ruux saboloo
Sodohuhu u hiisheen
Si kastaba ha noqotee
Saamiya waxay tiri
Saaxibkayga siinlow
Saben kaan dhibkaan galay
Iyo sidaan soo ahaan jiray
Ma suuraysan abidkay
Inaan sararac leeyiyo
Inaan samada joogiyo
Sanadkii la dhaafaba
Qurux soo siyaadiyo
Sumcad iyo wanaag baan
Saadaalin jiray abid
Waxa saaka aan ahay
Sabool baa iqaba maran
Siduu dono iga yeel
Anigoo saqiiroo
San qaadka wali baran
Aabahay safiiriyo
Boqorada salaamuu
Waysada u sidi jiray
Waardiye saxiixoo
Aan seexan buu ahaa
Si kastaba ha noqtee
Hadaan weyay sowj iyo
Sama jecel imehersada
Hadda oon siraadoo
Silic iyo rafaad maray
Sallad maran u gacan galay
Saaqid iga masuul yahay
Sumcad xumo la ii sugay
Maxaa la iga sugayaa
Way socotay saamiyee
Saben kaan dhibkaan galay
Iyo sidaan soo ahaan jiray
Ma suuraysan abidkay
Inaan sararac leeyiyo
Inaan samada joogiyo
Sanadkii la dhaafaba
Qurux soo siyaadiyo
Sumcad iyo wanaag baan
Saadaalin jiray abid
Waxa saaka aan ahay
Sabool baa iqaba maran
Siduu dono iga yeel
Anigoo saqiiroo
San qaadka wali baran
Aabahay safiiriyo
Boqorada salaamuu
Waysada u sidi jiray
Waardiye saxiixoo
Aan seexan buu ahaa
Si kastaba ha noqtee
Hadaan weyay sowj iyo
Sama jecel imehersada
Hadda oon siraadoo
Silic iyo rafaad maray
Sallad maran u gacan galay
Saaqid iga masuul yahay
Sumcad xumo la ii sugay
Maxaa la iga sugayaa
Way socotay saamiyee
Saaxiibkay cabdiyow
Saaxiib ka samair baan
Kugu siiyay taladee
Ku sugnoow saxiixaas
Sabab tana I weydii
Inta aad socdaal jidhay
Saaxiib iyo walaalkaa
Sodon wada tolkaagaa
Kulan ay samaeysteen
Sahal bey ku dhaafeen
Sidii aad ku heli layd
In saboolku haystiyo
Silic bay la Jecelyihiin
Sidaas weye saaxiib
Kugu siiyay taladee
Ku sugnoow saxiixaas
Sabab tana I weydii
Inta aad socdaal jidhay
Saaxiib iyo walaalkaa
Sodon wada tolkaagaa
Kulan ay samaeysteen
Sahal bey ku dhaafeen
Sidii aad ku heli layd
In saboolku haystiyo
Silic bay la Jecelyihiin
Sidaas weye saaxiib

Comments
Post a Comment