- Get link
- X
- Other Apps
- Get link
- X
- Other Apps
Qaybtan shanaad waxaa silsilada ka soo gashay gabar layiraahdo geenyo Eid
Geenyo waxay tilmaan ka bixisay saamiya waxay jawaab sii say warsame shiidley iyo cabdiqani garyare waxayna maasadeda u dhacayay sidatan
curiso geenyo eid
Geenyo waxay tilmaan ka bixisay saamiya waxay jawaab sii say warsame shiidley iyo cabdiqani garyare waxayna maasadeda u dhacayay sidatan
Marka hore salan guud
Sugaan yahan dhamantii
Marka xigana saamiyaa
Tilmaanteedu say tahay
Aan solo sawaxan li,i
Sugaan yahan dhamantii
Marka xigana saamiyaa
Tilmaanteedu say tahay
Aan solo sawaxan li,i
Samaca iyo aragu
Sifo weeye saadlaay
Sanku neefle idilkii
Sito oo kasimnyahay
Sifo weeye saadlaay
Sanku neefle idilkii
Sito oo kasimnyahay
Inantan siriginee
Sahankeedu dheeryahy
Sarbi iyo mid saalixa
Saqiir iyo midwaynba
Salan sooltay idilkood
Sahankeedu dheeryahy
Sarbi iyo mid saalixa
Saqiir iyo midwaynba
Salan sooltay idilkood
Seeraha dalkeeniyo
Soomaali sabadeed
Safar iyo socdaal iyo
Seedmeer kumooday
Sargaal iyo askarina
Sumdeedu maahee
Sablaal weeye gooniya
Soomaali sabadeed
Safar iyo socdaal iyo
Seedmeer kumooday
Sargaal iyo askarina
Sumdeedu maahee
Sablaal weeye gooniya
Sowraceeda muuqiyo
Sinjigeeda gbonimo
Soojireenka asalkiyo
Sida loo tilmaamay
Saluug li" I jacaylkeed
Sikin kay ku beeerta
Saablayda uurkiyo
Sanbabada ku muujiyay
Sinjigeeda gbonimo
Soojireenka asalkiyo
Sida loo tilmaamay
Saluug li" I jacaylkeed
Sikin kay ku beeerta
Saablayda uurkiyo
Sanbabada ku muujiyay
Sabaday ku nooshahay
Halkay saanta dhigtiyo
Surankay ka tallowdo
Seerahay ku noshahy
Sabo wcan dalkeeniyo
Sina uma tolowdeee
Ogsoonada sahankowHalkay saanta dhigtiyo
Surankay ka tallowdo
Seerahay ku noshahy
Sabo wcan dalkeeniyo
Sina uma tolowdeee
curiso geenyo eid

Comments
Post a Comment