- Get link
- X
- Other Apps
JAWABA CELIN : Silsilaldii Saamiya Muxuu kusoo Jawaab celiyay Abwaan Abdirahman Yusuf Abdi Yuusa Ujawab Celiyay
- Get link
- X
- Other Apps
Abwaan cabdi yusuf oo u soo jawaabay maaso uu usoo diray abwaan Ismail Abdinuur
Hadaan dib idiin xasuusinno maansadaas waxay ka ga jiray silsilada qayba tobnaad
Waxayna ku bilaabamaysaa mansada uu ugu soo jawaabay Abwaan Abdi Yuusuf sidatan
Hadaan dib idiin xasuusinno maansadaas waxay ka ga jiray silsilada qayba tobnaad
Waxayna ku bilaabamaysaa mansada uu ugu soo jawaabay Abwaan Abdi Yuusuf sidatan
Ismaaciil abwaan sare
Murti maalka sugaan
Salantii gudoomayee
Bal su,aala haagaan
Aan jawaab u soo xulo
Murti maalka sugaan
Salantii gudoomayee
Bal su,aala haagaan
Aan jawaab u soo xulo
Saaxiibkay rumadow
Sikin sikin haddii ruux
Anfacadii ka soomoo
Soo jeed ku noolyahay
Safraad caro la moodiyo
Ka filo sawaxan kale
Sikin sikin haddii ruux
Anfacadii ka soomoo
Soo jeed ku noolyahay
Safraad caro la moodiyo
Ka filo sawaxan kale
Gunta sadaradaydana
Saaxiib u dhaadhace
Saaxiib u dhaadhace
Saymo roob la moodiii
Hadda saaka igu tiri
Siday tahay bal ii sheeg
Hadda saaka igu tiri
Siday tahay bal ii sheeg
Sadban oo hadan sii
Saddon jeerna midabked
Sifo sifo u bixiyaye
Ma suuradeedaad
Soo xaqiiqso leedahay?
Saddon jeerna midabked
Sifo sifo u bixiyaye
Ma suuradeedaad
Soo xaqiiqso leedahay?
Haddii ay su,aashaa
Haa tahay bal saaxiib
Soomali kama dhalan
Gabar sidaa u wacano
Qurux lagu saf meeroo
Bilowgii silsiladaad
Siday tahay ka garata
Haa tahay bal saaxiib
Soomali kama dhalan
Gabar sidaa u wacano
Qurux lagu saf meeroo
Bilowgii silsiladaad
Siday tahay ka garata
Halka ay ku sugan tahay
Waa dhulkeena soomaal
Jawaabteeda oo saxan
Waa dhulkeena soomaal
Jawaabteeda oo saxan
Saaxiibkay rumaadow
Ceebta aan salliga dhigay
Jawabteeda oo saxan
Samankaan aduunyada
Sooyal nagu cusbaayoo
Suuqa yaalay weeyoo
Anna siinka kuba qoray
Taariikh ku soo sugay
Ceebta aan salliga dhigay
Jawabteeda oo saxan
Samankaan aduunyada
Sooyal nagu cusbaayoo
Suuqa yaalay weeyoo
Anna siinka kuba qoray
Taariikh ku soo sugay
Saaxiibkay rumaadow
Isa seeg ma diidmaa??
Sahan sade ma helaya
Calaf ruux un sabab saday?
Isa seeg ma diidmaa??
Sahan sade ma helaya
Calaf ruux un sabab saday?
Waxaan oga socda taas
Samadoo Mar furan baa
Salaadaha dhex dooda
Sahwi aan ku galayoo
Aqbal bay ku sugan tahay
Haddii saatir laga helo
Samadoo Mar furan baa
Salaadaha dhex dooda
Sahwi aan ku galayoo
Aqbal bay ku sugan tahay
Haddii saatir laga helo
Waxba sadarka erayada
Yaan ku sii fogaanine
Yaan ku sii fogaanine
Salfudayd ma fiicnee
Salka dhigo bal saaxiib
Sannad taa jeclaydna
Saamiyo ma noqotee
Sadarada Mar kale hubi
Salka dhigo bal saaxiib
Sannad taa jeclaydna
Saamiyo ma noqotee
Sadarada Mar kale hubi
Digniin weeye saafiya
Suntu ruuxay gaadhoo
Jacayl siiqay baa yiri
Sidaa aad ka aragtaba
Suntu ruuxay gaadhoo
Jacayl siiqay baa yiri
Sidaa aad ka aragtaba

Comments
Post a Comment