CALI ZAKI - MARWADAYDA INAAD NOQONAYSO Falaqayn

JAWAAN CELINII SADEXAD::Silsiladii Samiya Muxu Ku soo Jwaab Celiyay Hal-abuur Xongor Yare

Waxaa dib ugoo labtay hal-abuur xongor yare isagoo usoo jawaab celiyay Warsame shiidley oo isagu sahankii ka soo war kenay kuna sar gooyay saamyada la raadinaya waxay kusugan tahay lagama soo noqdaanka oo cabdi ayay anada ku sugaysaa ku soo warmay wuxuu hal abuurku ku balay maan sadiisa  sidatan

Madal saldhigeediyo
Howraarta siin leey 
Ragu wada soohoo
Sahan iyo raadintii
Samiya lawada goob

Warsamena soogal
Ka sal dhigay safarkii
Sowd laga naxaayuu
U taxaabay saamiya
Iyo Siraadkii aakhiro
Maan qaadan sowdka
Laabta maan siininoo
Sina kuma aan yeelin
Inantii sitimaan ka hor
Saar ka tumanaysaaa
Socotoo dhaqaaqday
Kuma siiqin dhagahay
Saaxiib warsamow
Jacayl waa saleelee
Nimuu saanyadayoo
Cishqi seeda gooyoo
Mar hel sadkaagiyo
Yaa saara dhaayaha
Ku suntaday laabta
Hadad saakaan arkoo
Surin kaanay martiyo
Humaagyo aad siiso
Dhabuhu cagta sariyo
Sikin kama uu baqdee
Ma samaalaad dilaysa??
Ma sunta ha cabaa ?????
Ma salaan ka tuurbaa???
Sixi waayay hadalkee
Bal saaxiib salee taa
Ma sira kalaa xaalku
Ma ha samra u jedku
Markii sanado la jogee
Todobku siraad mee
Dhirtu saaca bixisaad
Suuba iyo ina saanyar
Iyo sedex irmaanoo
Laba sidkan tahaad
Sadaq siinaysaayoo
Saamiya rabtaah
Sixi waayay hadalke
Bal saaxiib salee taa
Curiye‬ maxamed xongor xuseen 

Comments