CALI ZAKI - MARWADAYDA INAAD NOQONAYSO Falaqayn

JAWAAB CELIN :: Geenyo Yuusuf Ciid Iyo Maanso Dhextaal ah

Geenyo oo ah gabadha kaliya ee ka ilaahatan ku jirta silsialaadan ayaa waxay ku  soo tirisay maanso dhex dhexaad ah oo ay san cidna ugau jawabin lkn dhinacyo badan taabanaysa
Maansadan waa middii labaad eekaga qayb qaadato geenyo silsiladaan waxab ku bilowdan sidatan

Inta wada sirmaysee
Saamiya ku qowsha
Sowdkoodu uu yahay
Marka hore salan Guud
Sacabka iyo heelada
Sowdka iyo luuqdaba
Sifo waaye gaaroo
Sabanada barwaqada
Soomaali lagu yaqiin
Saamiyadan socdashe
Mid suleeqa sheego
Ku suntada laabtoo
Sarma waydo tiriyo
Malab iyo sabiib iyo
Ku Tilmaama saytuun
Siigada dabyshana
Ka siteeyo uurkoo
Sibiqdeeda jiifa
Mid sabool tilmaamo
Uga yeelo Sowjada
Sallankeeda doorshe
Samaheeda lumiyoo
Soorteeda bi'iyay
Ragoow salanka daaya
Safmar maaha inantu
Saac soo baxaayooo
Ayku soofto duunydu
Mid kastana jacayl iyo
Kuma sayrsho dookhu
Sadmaal weeye suntan
Soldaq weeye inantuye
Saamigeeda guudkiiyo
Ugu sidata qayrkeed
Samaheedu saar yahay
Inta saaran dunidana
Samo lagu sifeeyo
Seeraha aduunyda
Sumcadeedu guul tahay
Samiyaayna soo soco
Silic eebe kuma bado
Salan soolka dunidyo
Sumuc iyo colaad iyo
Kuma doorsho sabanku
Siigo iyo dabayl iyo
Kuma sooro boodhku
Midka sedha hadalkoo
Sarbeeb la'i waxshegiyo
Kuma soorto nacasoo
Sidaa bari ahyd iyo
Guryo Samo ku nolow

Comments