- Get link
- X
- Other Apps
JAWAAB CELIN :: Abawaan Abdirahman Yuusuf oo Mar labaad u soo Jawab celiyay Abwaan Ismaacin Cabdinuur
- Get link
- X
- Other Apps
Maansadaan waxa loogu jawaab celiayay Ismaciil cabdinuur waana maansadii labad ee loogu soo jawaab celiyay Ismaaciin waxayna u dhacaysaa sidatan
Saaxiibkay rumaadow
Salaantii gudoomaye
Sidoo kale salaan sare
Marka xiga su,aalaha
Inta aan u sara kicin
Garashada sabool iyo
Kama aha salfoof maran
Ma seeraynin ula jeed
Sugaanta marinkeed
Sina kama talaabine
Haa tan Seegtay saaxiib
Samihii hareer martaye
Khalad tagay sadaalintii
Saxid joogta baa wacan
Salaantii gudoomaye
Sidoo kale salaan sare
Marka xiga su,aalaha
Inta aan u sara kicin
Garashada sabool iyo
Kama aha salfoof maran
Ma seeraynin ula jeed
Sugaanta marinkeed
Sina kama talaabine
Haa tan Seegtay saaxiib
Samihii hareer martaye
Khalad tagay sadaalintii
Saxid joogta baa wacan
Waxba yaana sii fakin
Khaladkaa sarmaaye
Dhagtii maqalku saran yahay
Saliim ka ah wax fahankii
Sagaal jeeroon tabiyana
Sidii hore ka weeyo
Sabankaa xumaatiyo
Soo siyaadsha ceebe
Saaxiib ogsoonow
Khaladkaa sarmaaye
Dhagtii maqalku saran yahay
Saliim ka ah wax fahankii
Sagaal jeeroon tabiyana
Sidii hore ka weeyo
Sabankaa xumaatiyo
Soo siyaadsha ceebe
Saaxiib ogsoonow
Saxiix oo hadan saxay
Saaxiibkay rumaadow
Sakaraad ma nolol baa?
Saran seer ma nabadbaa ?
Saxan saxo ma saymaa?
Saaxiibkay rumaadow
Sakaraad ma nolol baa?
Saran seer ma nabadbaa ?
Saxan saxo ma saymaa?
Dayr seermo weydaa
Ninka subax ka sahan tagay
Abaar sama intuu helay
Reerkii ku soo furay
Bal saaxiib u jeedadii??
Ninka subax ka sahan tagay
Abaar sama intuu helay
Reerkii ku soo furay
Bal saaxiib u jeedadii??
Sannad tagay tilmaantii
Kan socdaa un tabayee
Saacadi maxay qaban?
Kan socdaa un tabayee
Saacadi maxay qaban?
Waxaan oga socdaa taas
Sowdkayga maansada
Sarbeebtiyo ujeedada
Abwaan tabiya sugaan
Sikin buu ku eegaa
Saluug li,i wax saafaa
Garashada ku sahansha
Sirta soo haleelaa
Sii soco yiraahdaa
Fikrad aad ka sugataa
Balse maadan saxino
Soo sayrtay cay ba,an
Sina aan abwaan qaban
Soo Marin afkiisoo
Taarikh ka sii raba
Aan sababta maansada
Kuu sheego saaxiib
Sooyaalka kuu qoran
Qarni saman la sugayuu
Kugu sugaa xaqiiqoo
Xasuus lagu suntaaye
Ka sal gaar haddeertaba
Sarbeebtiyo ujeedada
Abwaan tabiya sugaan
Sikin buu ku eegaa
Saluug li,i wax saafaa
Garashada ku sahansha
Sirta soo haleelaa
Sii soco yiraahdaa
Fikrad aad ka sugataa
Balse maadan saxino
Soo sayrtay cay ba,an
Sina aan abwaan qaban
Soo Marin afkiisoo
Taarikh ka sii raba
Aan sababta maansada
Kuu sheego saaxiib
Sooyaalka kuu qoran
Qarni saman la sugayuu
Kugu sugaa xaqiiqoo
Xasuus lagu suntaaye
Ka sal gaar haddeertaba
Saaxiibkay rumaadow
Inantaan sadriga dhigay
Maanka aan ku sooroo
Haween aan ka soocday
Saamiya ku magac dheer
Maskaxdiyo aqqon suran
Xishood iyo caqliga simay
Siduu daa,im ugu laray
Sifo kuma haleeshidoo
Samayskeeda quraxdaa
Taxanaha sa,daabaa
Saaxiib ka garataa
Kugu filan timan sugan
Inantaan sadriga dhigay
Maanka aan ku sooroo
Haween aan ka soocday
Saamiya ku magac dheer
Maskaxdiyo aqqon suran
Xishood iyo caqliga simay
Siduu daa,im ugu laray
Sifo kuma haleeshidoo
Samayskeeda quraxdaa
Taxanaha sa,daabaa
Saaxiib ka garataa
Kugu filan timan sugan
Saaxiibkay rumadow
Soddon jeer ku celiyo
Sadex jeerna kugu iri
Siddeed jeerna haatan
Kugu siiyay talo saxan
Hubsiimada sadriga dhigo
Soo bilow silsiladii
Sagaal baal Mar qura rog
Sadar dhigan ka sii eeg
Seefta badi kaa sii goob
Waxaan saacid kuba iri
Tuduc kaba saraysaa
Soo mari indhaha badi
Sunta gaamurte ba,an
Halka ay ka saran tahay
Soo xaqiiji saaxiib
Soddon jeer ku celiyo
Sadex jeerna kugu iri
Siddeed jeerna haatan
Kugu siiyay talo saxan
Hubsiimada sadriga dhigo
Soo bilow silsiladii
Sagaal baal Mar qura rog
Sadar dhigan ka sii eeg
Seefta badi kaa sii goob
Waxaan saacid kuba iri
Tuduc kaba saraysaa
Soo mari indhaha badi
Sunta gaamurte ba,an
Halka ay ka saran tahay
Soo xaqiiji saaxiib
Dabadeed tilmaan saxan
Madashaan ku soo tabi
Madashaan ku soo tabi

Comments
Post a Comment