- Get link
- X
- Other Apps
- Get link
- X
- Other Apps
Salaamulaah soomaliyey meel kasta ood joogtaan salaan ka dib waxaanidin ogaysinaynaa inaan idiin ungnay bog cusub kaa soo la magac baxay BURTIBILE
Mirti bile waxaad ka heli doontan mudri madaadlo iyo sheekooon ku cajab galin doona hadaba ku xirnow oo la soco murtida iyo madaadaalada ay idin haa bahda murtibile
Hadab boga waxaa xariga nooga jiray abwaan Cabdi raxman Yusuf Cabdi oo tix noogu faray waxay ku bilaabanaysay sidatan,,
Murti bile Ayaan ahay
Maan godlada ayan ahay
Madadaalo sheekiyo
Maansoyin xiisa leh
Hoyga maamulan ahay
Muragada jacaylkiyo
Muran caashaq leyahay
Mid xilya Ayaan ahay
Maamuska dhaqankiyo
Maslaxada danteenaa
Isha muujisaan ahay
Mirta layl dhaxan ahay
Magaceena soomaal
Diinteena ma huraan
Mid ilaaliyaan ahay
Maan qoro xumaatada
Ma daneeyo ceebaha
Maanta hadalka joogana
Midka miiska soo dhigoo
Ku micneeya sugaan iyo
Sagal muuqda baan ahay
- Get link
- X
- Other Apps
Comments
Post a Comment