CALI ZAKI - MARWADAYDA INAAD NOQONAYSO Falaqayn

Daawo Gabay Wadani Ah Oo Qiiro Le

Gabay gaan  lamagac baxay  NASAB GOOBO ADIGUNA GUMOW GALABTA SOOMAAHAN Waa gabay  wadni ah oo qiiro  iyo dareena xambaarsan  gabay gaan oo ah mid dhinacyo badan  taabanaya kana hadlaya waxa gayiga  soomaaliyed ka dhacaya xiligaan ayuu abwanku siidaran ugu la hadlay bushadiisa
Abwaan Cabdixman Yusuf Cabi  wuxuu gabay tiriyay maalin jimce ah taariikhduna tay 12/12/2015
Waxaa kamida erayada gabayga ::
Guudlaydii soomaliyeed hadday galabta saan tahay
Gafuur waynto hadday gees ka wada marto gacan ku wada hayso
Gadgadaal intay u foorarshen hadday saan u galayaan
Nin walashi gudaheed Dofaar ku gaardiyow
Shir gabay garaad maqan iyo guurti odayaalow
Tol,llaye geesigay gacal wadaageenow
Gudcur dama un weeyan haddu goortan Daawanaye
Gaarsiyaa inuu ku xigo hadduu garasho leeyahay

Afartaas tilmaan gaar iyo tusmayn guud dhe
Afar kalana waan soo game garaadka deeqsiya

Dahab gaara hablihiihi loo Guntadade  Garays ku faanka ahaa
Go.aye hadduu gaal xumi goortan raranayo
Gar ilaah soomali waa gunn hadday garatay saane
Gaarsiiya kuwa gobol ku doodke godasha eegayaa
Giblada ragga tumiyo Xasan shiiq u geeya
Dad gallan inay jiran gabrana u sheega
Chat Conversation End
Sent from Messenger

                                     HALKAAN  KA DAAWO GABAYGA

Comments